Ku bilow bashi.

Bashi waa adeeg digital ah oo, adigaaga daryeelka caafimaad raadinaya, kaa caawinaya inaad billawga horaba hesho meesha saxda ah.
60 ilbiriqsi gudohood ayaad ku heleysaa talooyin ku aaddan is daryeelid, adeeg farmashi ama dhakhtar booqasho. Waxaan la shaqeynaa oo keliya daryeelka xiran ee gobalka ee uu kaarka lacag la'aantu ka shaqeeyo

Bashi waa adeeg dhijitaal oo ka caawinaya inaad raadiso daryeelka caafimaadka kugu haboon marka ugu horeysa.
60 ilbiriqsi gudahood, waxaad heli doontaa tallo is-daryeelista, wax ka soo iibsashada farmashiyaha ama booqashada shaqaalaha daryeelka caafimaadka.

Image compass