Siyaasadda Cookie

Ku saabsan cookies-yadda Bashi

Bashi waxay isticmaasha cookies-yadda. Cookie waa faylka qoraal yar oo lagu kaydiyo kumbuyuuterkaaga, telefoonkaaga gacanta, ama tablet-ka waxaana ku jira macluumaad. Ujeedada ugu weyn ee cookies-yadda waa in fudud looga dhigo booqdaha websaydka. Cookies-yadda ayaa sidoo kale ka caawin karaa inaad ii heysato dookhyada aad sameeysay marka aad jiheynayso websaydkeena ama marka aad dib ugu soo laabato mar kale.

Waa maxay cookies-yadda aan isticmaalno?

Cookies-yadda lagama marmaanka ah

Cookies-yaddan waxay lagama marmaan u yihiin inay adeegyaddan shaqeyan; haddii websaydka la damiyo waxaa laga yabaa inaysan u shaqeynin sidii ay u shaqeyn lahayeen.

.AspNetCore.Identity.Application

Xiisyadda cookie ayaa lagama marmaan u ah shaqaynta e-service-ga. Farsamo ahaan, waxaa loo isticmaala in lagu aqoonsado kulanka u dhaxeya macmiilka iyo adeega khadka. Ma jiraan macluumaad shakhsiyadeed oo la kaydiyey cookie-ga way baabi' doonaan marka aad browser-ka.

.AspNetCore.Session

Kulanka cookie ayaa lagama marmaan u ah bogga adeega iyo calaamadda su'aal xog ururineedka si ay u shaqayso. Si toos u tirtirma marka uu browser-ka isxiro.

.AspNetCore.Antiforgery.***********

Xiisyadda cookie ayaa lagama marmaan u ah ammaanka bogga. Cookie-ga ka hortaggaya inuu qof soo faragaliyo xiriirka u dhexeya kumbuyuuterkaaga iyo khadka. Waa inay ka hortaggtaa waxaa loogu-yeero Abuurka Codsiga ee Is-dhaafsiga-baraha. Ma jiraan macluumaad ku saabsan isticmaalaha. Si toos ah ayaa loo tirtiraya marka uu bogga isxiro.

accept_cookie

Cookie-ga joogta ah ayaa la dejiyey marka aad u oggolaatay e-service isticmaalista cookies-yadda. Cookie-ga waxaa la kaydiya ilaa hal bil su'aashana dib dambe ma laguu weydiinayo mar kale aad soo booqato websaydka mudadaas.

Maamulka tirakoobka ee loogu talo galay cookies-yadda

Cookies-yaddan waxaa loo isticmaalay in lagu aruuriyo tiroobka ku saabsan isticmaalista websaydka. Bashi waxay isticmaasha macluuumaad si kor loogu qaado waayo araganimada isticmaalaha iyo hormarinta adeega iyo sidoo kale khaladaadka daawada. Waxaan sidoo kale kaydinay macluumaad ku saabsan dookhyada si marka isticmaalayaasha ku soo laabta websaydka ay u isticmaali karaan websaydka iyo adeegyadda si waafaqsan dookhyadoodii hore.

_pk_id

Cookie-ga adeega tirakoobka Matomo. Waxaa loo isticmaalay in lagu kaydiyo faafaahino qaar oo ku saabsan isticmaalaha sida aqoonsiga gaarka ah ee isticmaalaha si loo aqoonsado soo nooqashada isticmaalayaasha. Waxaa la kaydiinaya ilaa 13 bilood.

_pk_ref

Cookie-ga adeega tirakoobka Matomo. Waxaa ku jira macluumaad ku saasan meesha isticmaalaha looga soo gudbiyay bashi.se. Waxaa la kaydiinaya ilaa 6 bilood.

_pk_ses, _pk_cvar, _pk_hrs

Cookie-ga adeega tirakoobka Matomo. Cookie-ga cimriga-gaaban wuxuu noolanayaa ilaa 30 daqiiqo kadib tallaabadda isticmaalaha ugu dambeya. Marka cookie-ga baaba'o, booqashada waxaa loo tixgelinaya inay dhammaatay.

MATOMO_SESSID

Cookie-ga adeega tirakoobka Matomo. Kaydisaa wax ku saabsan dookhyada isticmaalaha inaan la dabagalin. Waxaa la kaydiinaya ilaa 14 maalmood.

_pk_testcookie

Cookies-yadda waa la abuuray kadibna hal mar ayaa tirtiray. Loo isticmaalay inuu lagu hubiyo isticmaalaha browser-ka inuu fasaxay cookies-yadda.

Ka bixida iyo tirtirida cookies-yadda

Haddii aadan rabin inaad aqbasho cookies-yadda, browser-kaaga ayaa si toos loogu xiri karaa inuu diido kaydiinta cookies-yadda. Iyada oo loo sii marayo browser-ka, cookies-yadda horey loo kadiyey ayaa sidoo kale la tirtiri karaa. Ka arag bogga caawinta ee browser-ka wixii macluumaad dheeraad ah.

Haddii aad horey u oggolaatay in la isticmaalo cookies-yadda, waad ka laaban kartaa oggolaanshahaaga waqti walba.

Xuquuqaahaaga

Sida ay qabto GDPR, waxaad xaq u leedahay inaad hesho xaqiijinta ku saabsan in xogtaada shakisyadeed lagu sameeyey Bashi iyo kale, haddii sidaas darteed, lagu helayo xogta shakhsiyadeed iyo sidoo kale sida macluumaadka loo isticmaalay. Bashi waxay ku siinayna qeyb sharraxaysa kuwa kale ee ka mid ka ah:

Halka la isaga daba rido xogta
Ujeedada geedi socodka
Waa maxay noocyadda xogta shakhsiyadeed ee geedi socodka Bashi
Halka ay ka timaado xogta shakhsiyadeed
Cida laga yaabo in shaaca looga qaado

Waxaad sidoo kale xaq u leedahay in la saxo xogta kaa khaldan ama la tirtiro, codsiga xadidida geedi socodka oo u qaado xogtaada adeeg kale (xogta wareegta). Ku soo dir codsigaaga: privacy@bashi.se. Haddii aad qabto wax su'aalo ah ama cabashooyin oo ku saabsan geedi socodka xogta shakhsiyadeed, fadlan nala soo xiriir. Waxaad sidoo kale xaq u leedahay inaad ku soo dirto Maamulka Iswiidhishka ee loogu talo galay Ilaalinta Asturnaanta (IMY)..