Dhibaatooyinka laga qabo naasaha culus ama laallaada

Miyaad qabtaa mid ka mid ah calaamadaha cudur ee soo socda?
Xanuunka dhabarka ee ka yimaadda qiyaasta naasaha
Firiirica ama finanka yar yar ee hareeraha naasaha
Dhibaatooyin maskax ama bulsho oo ka yimaadda qiyaasta naasaha

2.0.0